Deni oo safar aan la shaacin ku aaday Nairobi iyo Xog ku aadan qorshaha socdaalkiisa

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah safar aan la sii shaacin ugu ambabaxay magaalada Nairobi, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan ujeedka safarkiisa. ilo wareedyo ku dhow madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweyne uu kulamo kala duwan kula qaadan doono Nairobi, safiiro ka socda dalalka qaar, xubno matalaya wakiilada … Continue reading Deni oo safar aan la shaacin ku aaday Nairobi iyo Xog ku aadan qorshaha socdaalkiisa